Isku shaandheyn lagu sameeyey Taliyeyaasha qeybaha Booliska Muqdisho qaarkood (Akhriso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed G/sare Cabdi Xasan Xijaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidanka Booliska Muqdisho, iyadoo kuwo kale laga qaaday xilalka, loona magaacbay xilal kale. G/sare Cabdi Xasan Xijaar ayaa taliyeyaasha uu Magacaabay waxay kala yihiin:- Taliyaha Saldhiga Booliska Dharkeynley Waxaa loo magacaabay Yaasiin Nuur Kheyre Ganey Taliyaha Qaybta … Continue reading Isku shaandheyn lagu sameeyey Taliyeyaasha qeybaha Booliska Muqdisho qaarkood (Akhriso)